Alvaro Arbeloa ayaa sheegay in Kylian Mbappe uusan welo 100% taam ahayn kadib kullankii Real Madrid iiyo Atletico Madrid.

3/24/20261 min read

Mbappe wuxuu ciyaaray daqiiqasdo yar kadib dhaawac, waxaana si tartiib loogu soo celinayaa. Si kastaba waxaa weli lagu daray xulka France kulamada ay la ciyaarayaan Brazil mational team iyo Columbia national team, halkaas oo la filaayo inuu helo daqiiqado dheeraad ah.