Kooxda Chelsea ayaa ku dhaawaaqaday inay heshay shirkad xayeysiin oo muddada0-gaaban ah oo calaamadeeda lagu dhejin doona

Kooxda Chelsea ayaa ku dhaawaaqaday inay heshay shirkad xayeysiin oo muddada0-gaaban ah oo calaamadeeda lagu dhejin doona

4/30/20251 min read

Kooxda Chelsea ayaa ku dhaawaaqaday inay heshay shirkad xayeysiin oo muddada0-gaaban ah oo calaamadeeda lagu dhejin doona dharka hore rr kooxda inta ka dhiman xilli ciyaareedkan -------inkasto oo ay ka harsan tahay ka kayar hal bil dhamaadka ololaha.

heshiishka lal galay shirkadda guryaha ka ganacsata DAMAC Properties, oo fadhigeeda yahay magaalada Chelsea ilaa laga gaarayo dhamaadka xilli ciyaareedka.

ciyaartoyda uu hogaamiyo Enzo Maresca ayaa markii ugu horeeysay xirandoona dharka cusub ee ay xaysiinta ku leedahay shirkadda DAMAC marka ay Chelsea la ciyaarayso kooxda Djurgardan kulanka afar dhamadka UEFA Conference league habeenka khamiista, iyaga oo sidoo kale dharkaasi kuciyaari doona marka ay la kulmaan Liverpool horyaalka Premier League dhamaadka toddobaadkan.